Markabkii ugu horeeyay oo maanta ku soo xirtay Dekada Garacad ee Gobolka Mudug,

garacad

Dakadda Garacada ee Gobolka Mudug waxaa marki ugu horreysay maanta ku soo xirtay markabkii ugu horreeyey iyada oo dhismaha dakaddu uu socday, Waxaana markabaan saarnaa Qalab lagu dhisaayo dekada Garacad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.