Boqor Buurmadow oo raagelin ka bixiyay hadal Dhawaan uu ka sheegay Muqdisho

boqorbuurmadow

Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa raali gelin ka bixiyay hadal uu horey u sheegay oo ku tilmaamay in uu ahaa mid kaftan ah oo la siyaasadeeyay, kaas oo Caraysiiyey qaar kamida Bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.