Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2021

lafatagareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

23rd October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee […]

qoorqoor

Daawo:Fiqi oo Eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Qoorqoor

23rd October 2021 admin 0

Wasiirkii hore ee Wasaarada aarimaha Amniga ee maamulka Galmuudg Axmed Macalim Fiqi ayaa ka hadlay Dagaalka ka socda Guriceel isagoona eedeyn ujeediyay Madaxweynaha Galmudug Maxamed […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

23rd October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Ambasidor […]

goobe

Rooble oo Wasiiru dowle u magacaabay Bashiir Goobe

23rd October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac […]

dagaal

Dagaal Culus Oo Weli Ka Socda Gudaha iyo hareeraha Magaalada Guriceel

23rd October 2021 admin 0

Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa weli ka socda gudaha iyo hareeraha Magaalada Guriceel ee […]

elitehotel

Daawo:Rooble oo Booqday Hotelka wasiirka Cusub ee Amniga iyo xeebta

22nd October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay Xeebta […]

ilyaas

Wasiirka Warfaafinta KGS oo Shabab ugu baaqay inay qaraxyada qaybiyaan

22nd October 2021 admin 0

Wasiirka warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Sheekh ilyaas Cali Nuur ayaa Shabaab ugu Baaqay inay Qaraxyada iyo dilalka si cadaalada ugu qaybiyaan Maamul goboleedyada kale […]

kaah

Daawo:Hogaamiyaha Puntland oo ka qayb galay isoo baxa Xisibigiisa KAAH

22nd October 2021 admin 0

Guddomiyaha urur siyaasadedka Kaah ahna Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani ayaa sheegay “Anagu dadka ma cayno, wax badan oo aan la qabanayna dadka uma sheegno”

lafatagareen

Madaxweyne Laftagareen oo soo dhaweeyey heshiiska ay gareen madaxda Dalka

22nd October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne Farmaajo & Ra’iisul Wasare Rooble […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo Iyo Rooble oo Heshiis ka Gaaray Khilaafkoodii

21st October 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuridaada Fedweraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble  oo wada hadal yeeshay ayaa xal ka gaaray arrimihii lagu […]

qoorqoor

Golaha Habargidir oo taageeray Maamulka Galmudug digniina u diray sheekh Shaakir

21st October 2021 admin 0

Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir oo war Ka soo saaray Xaalada Magaalada Guriceel, ayaa Taageerey Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo Madaxwayne Qoorqoor waxayna ka horyimaadeen Qabsashada […]

sha

Sheekh Shaakir oo sheegay inuusan Ciidamadiisa kala baxayn Guriceel

21st October 2021 admin 0

Sheekh Maxmed Shakir Cali Xassan oo warbahinta kula hadlay Guriceel ayaa soo dhaweeyey baaqyada ka imaanaya Cululmada Ahlusuna ee kusugan Muqdisho iyo kan odayaasha ee […]

batuun

Daawo:Xildhibaan Batuun oo Xaafada Daami ka dhagax dhigay Xarun Xanaano

21st October 2021 admin 0

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamida Xildhibaanada Soomaliland ayaa Wareejiyaay Lacagtii lagu Dhisi lahaa Xanaano uu Balanqaaday Dhawaan taas oo laga dhagax dhigay Xaafada Daami […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta oo Guddoomiyay Golaha Wasiirada

21st October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddaxilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib […]

Shaakir

Daawo:Kulan Lagu taageerayo Sheekh Shaakir oo Muqdisho ka dhacay

21st October 2021 admin 0

Qaar kamida Culimada Ahlu-suna ee ku Sugan Muqdisho ayaa warsaxaafadeed kasoo Saaray Colaadaha ka jira Galmudug gaar ahaan Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes