Daawo:Kulan Lagu taageerayo Sheekh Shaakir oo Muqdisho ka dhacay

Shaakir

Qaar kamida Culimada Ahlu-suna ee ku Sugan Muqdisho ayaa warsaxaafadeed kasoo Saaray Colaadaha ka jira Galmudug gaar ahaan Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo isku hor fadhiyaan Ciidamada Dowlada oo kaashanaya kuwa galmudug iyo Ciidamo ka tirsan ahlusuna oo hogaaminayo sheekh Shaakir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.