Akhriso:Jubbaland oo dhameystirtay Doorashada Aqalka Sare

jubbaland

Magaalada Kismaayo ee Xaruntaku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa Maanta lagu dhameystiray doorashada Senatorada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Jubbaland.

Afartaan Senator ayaa ku guuleystay doorashadii aqalka sare ee maanta ka dhacday Kismaayo waxayna kala yihiin sidaan hoos ku qoran.

  1. Xasan Daahir Yarow
  2. Ibraahim Aw-gaab
  3. Laylo Nuur Maax
  4. Maryan Faarax Kaahiye

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.