Daawo:Rooble oo Booqday Hotelka wasiirka Cusub ee Amniga iyo xeebta

elitehotel

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay Xeebta Liido Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda, xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.