Wasiirka Warfaafinta KGS oo Shabab ugu baaqay inay qaraxyada qaybiyaan

ilyaas

Wasiirka warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Sheekh ilyaas Cali Nuur ayaa Shabaab ugu Baaqay inay Qaraxyada iyo dilalka si cadaalada ugu qaybiyaan Maamul goboleedyada kale ee dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.