Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2021

aqalka sare

Daawo:Khudbadi Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

27th May 2021 admin 0
Mursal

Daawo:Hadal-jeedinta Gudomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursa Sheekh

27th May 2021 admin 0
axmedmadoobe

Akhriso:Axmed Madoobe oo Saxiixay heshiiskii horay udiiday ee arimaha Gedo

27th May 2021 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Jubbaland Mudane […]

rooble

Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo saxiixay Heshiiska Doorashada qaranka

27th May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Soo xiri doona Shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka

27th May 2021 admin 0

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Khamiis ah 27/5/2021 ah Qudbada ka jeedin doona Gabagabada Kulanka Golaha Wadatashiga Qaranka […]

waayeel

Akhriso:Liiska Golaha Deegaanka Balanbale oo la shaaciyey

26th May 2021 admin 0

Wasaarada Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxay Shaacisay liiska Golaha Degaanka Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud oo Dhawaan la doortay.

WASIIR

Sawiro:Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kormeeray xarumaha Caafimaadka ee Dhuusamareeb

26th May 2021 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen macalin Dr. Gurrey oo shalay soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, ayaa maanta kormeeray Isbitaalada […]

sooraan

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan

26th May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida  Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaaladda Burco ee […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Danjiraha Midowga Yurub kala hadlay Baahiyaha ka jira Galmudug

26th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Barlenge. Madaxweyne Axmed Cabdi […]

koonfurgalbeed

Kulan looga hadlayo amniga ayna kasoo qayb galeen Amisom, Uk iyo Ciidamada Xooga ayaa Baydhbo ka dhacay

26th May 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subug ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed Oo Todobaadkan Looga […]

odawaa

Ciidamo uu wato Jeneraal Odawaa oo Hawgal ka sameeyey Shabeellaha Dhexe

26th May 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheeysan kawada Degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe, Howlgalka oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage, ayaa […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Haweenka oo Qoorqoor kala hadashay qoondada Haweenka

25th May 2021 admin 0

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xiis Xasan Aadan, Xildhibaanno ka tirsan Labada […]

balanbal

Daawo:Balanbal ayaa Noqonaysa Magalaadii Labaad ee galmudug oo Yeelata Gole Degaan

25th May 2021 admin 0

Degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa Gabo gabo maraya Dhismaha Golaha Degaanka, waxaana wada Bulshada Degmada Balanbale oo kaashanaysa wasaarada arrimaha gudaha Galmudug. Wasaraarada […]

rooble

Daawo:Shirka Doorashooyinka Dalka oo Khamiista lasoo gabagabeynayo

25th May 2021 admin 0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi afraad, […]

cagaf

Sawiro:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo daah furay 100 Cagaf oo loogu talo’galay beeraha

25th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa daah-furay boqolkan cagafta ah ee uu soo iibiyey Xafiiska Beeraha Deegaanku, taasi oo fureyaashoodana lagu wareejiyey […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes