Madaxwayne Farmaajo oo Soo xiri doona Shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka

farmaajo

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Khamiis ah 27/5/2021 ah Qudbada ka jeedin doona Gabagabada Kulanka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo dowladgoboleedyada iyo gobolka banaadir.

Waxaa hadda socota xafladda xiritaanka shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka dalka, oo magaalada Muqdisho uga socday maalmihii la soo dhaafay, Ra’isuul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, iyo madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.