Daawo:Balanbal ayaa Noqonaysa Magalaadii Labaad ee galmudug oo Yeelata Gole Degaan

balanbal

Degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa Gabo gabo maraya Dhismaha Golaha Degaanka, waxaana wada Bulshada Degmada Balanbale oo kaashanaysa wasaarada arrimaha gudaha Galmudug.

Wasaraarada arrimaha Gudaha Galmudug ayaa horay waxay usoo dhistay golaha Degaanka Gaalkacyo waxaana dhamaad maraya golihii deegaanka Balanbale iyadoo dhawaan laga bilaabi doono dhismaha golaha Degaanka Magaalooyinka Dhuusamareeb, Caabudwaaq, cadaado, Hobyo iyo Kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.