Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

mahdi

Daawo:Kulan Looga Hadlay Kahor Tagga Iyo Yareynta Qataraha dalka jira

4th August 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira. Kulanka […]

aqalka sare

Sawiro:Aqalka Sare oo ansixiyay Xubin ka mida Guddiga madaxa banaan Doorashooyinka qaranka

4th August 2020 admin 0

Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka […]

Diyaaradbardheere

Dhoobley:Diyaarad Sahay U Sidday Ciidammada Kenya oo Burburtay

4th August 2020 admin 0

Diyaarad sahay u siday Ciidamada Millateriga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaraddan oo sahay u siday […]

Galmudug

Akhriso:Galmudug oo deeganadeeda kusoo rogtay Canshuur Xad dhaaf ah

4th August 2020 admin 0

Wasaarada maaliyadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa saxiixday xeerka Dakhliga Galmudug oo dhigaya habka qaadista nuucyada kala duwan ee Canshuuraha. Xeerkan ayaa lagu dhimay Canshuuraha laga […]

barlaman

Daawo:Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka

3rd August 2020 admin 0

ulanka Mudanayaasha golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,waxaana ay ugu horeyn […]

salaadcalijeele

Daawo:Buuq ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood

3rd August 2020 admin 0

Buuq iyo sawaxan ayaa ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ka Jeedin rabay shirka Mudulood kaas oo ay ka qayb galeen Waxgarad, siyaasyiin, Culmo iyo […]

caligeedi

Daawo:Khudbadii Geedi ka Jeediyey shirka Mudulood

3rd August 2020 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore soomaaliya Cali Geedi ayaa Khubad ka jeediyay Shirka wadatashiga ah ee Beesha Muddulood uga socda Magaalada Muqdisho. Cali Geedi ayaa waxaa uu sheegay […]

Wasiir

Akhriso:Wasaarada Caafimaadka oo War kasoo saartay sharuudaha Duulimaadka caalamiga ah

3rd August 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka […]

abuuja

Daawo:Wariye Abuuje oo kasoo Muuqday Maxkamada Ciidamada qalabka sida

3rd August 2020 admin 0

Maxkamadda Ciidamada ayaa soo gabgabeysay dhageysiga Dacwad ka dhan ah Wariye Abuuja oo loo haysto Dil ka dhacay Gobolka Banaadir Gaar ahaan Degmada Boondheere.

turkey

Duulimaadkii Dibada oo maanta Soomaliya ka bilowday

3rd August 2020 admin 0

Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa si rasmi ah dib u bilowday Duulimaadyadii caalamiga ahaa Dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray Garoonka diyaaradaha […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Miisaaniyada 2020

3rd August 2020 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. […]

uGaasMaxmed

Taliyaha Ciidan Boliiska Galmudug oo Salaan ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Keyse

2nd August 2020 admin 0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug, General Bishaar Abshir Geedi oo socdaal ku aadan xaqiijinta amniga ku maraya Waqooyiga Gobolka Galgaduud Sida Caabudwaaq, Xeraale, Bangeele […]

boliis

Daawo:Taliyaha Boliiska Soomaliya oo booqday Afgooye

2nd August 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed Cabdi Xasan Xijaar iyo sarakiil kale ayaa kormeeray goobaha uu webiga Shabeelle uu fatahaada ka sameeyay Gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaan […]

awliyo

Dowladda Soomaaliya oo Dalka kusoo celisay Dhallinyaro ku xayirnayd Iiraan

2nd August 2020 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka Iiraan. Dhallinyaradan oo isugu jirta […]

Mahdi

Sawiro:Macadka sare ee daraasaadka amniga oo xariga laga jaray

2nd August 2020 admin 0

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo ah hay’ad talciin sare oo […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes