Duulimaadkii Dibada oo maanta Soomaliya ka bilowday

turkey

Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa si rasmi ah dib u bilowday Duulimaadyadii caalamiga ahaa Dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyo Garoomada kale sida Boosaaso iyo Hargayso.

Dowladda Soomaaliya ayaa xertay duulimaadyada caalamiga 19 bishii sedexaad ee Sanadkaan 2020 kaddib markii kiiskii ugu horeeyay ee Covid-19 laga helay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.