Taliyaha Ciidan Boliiska Galmudug oo Salaan ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Keyse

uGaasMaxmed

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug, General Bishaar Abshir Geedi oo socdaal ku aadan xaqiijinta amniga ku maraya Waqooyiga Gobolka Galgaduud Sida Caabudwaaq, Xeraale, Bangeele iyo Huurshe ayaa Hoyga uu ka Dagan yahay Caabudwaaq ku booqday Ugaas Mohamed Kayse Ugaas ugaaska beelaha sade.

Generaal Bashir oo waheliyeaan Masuuliyiin kala duwan ayaa Ugaas Maxamed Ugaas Kayse ugu Tagay salaan waxayna Ugaas iyo Taliyaha kawada hadleen sidii Laamaha Amniga iyo Bulshada Galmudug uga wada shaqeyn lahaayeen Amniga iyo xasiloonida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.