Akhriso:Galmudug oo deeganadeeda kusoo rogtay Canshuur Xad dhaaf ah

Galmudug

Wasaarada maaliyadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa saxiixday xeerka Dakhliga Galmudug oo dhigaya habka qaadista nuucyada kala duwan ee Canshuuraha.

Xeerkan ayaa lagu dhimay Canshuuraha laga qaado Gaadiidka iyadoo sare loo qaaday Canshuuraha laga qaadayo Jaadka/qaadka iyo Sigaarka soo galaya Galmudug, sidoo kale dhamaan heerarka nolosha ayaa lagu soo rogay canshuuro kala heerar duwan oo bilaabanaya isla barito.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.