Daawo:Buuq ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood

salaadcalijeele

Buuq iyo sawaxan ayaa ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ka Jeedin rabay shirka Mudulood kaas oo ay ka qayb galeen Waxgarad, siyaasyiin, Culmo iyo Imaanka Mudulood.

Siyaasyi Salaad cali Jeele ayaa ka hadlay shirka Mudulood waxuuna sheegay inuu Taagersan yahay Waxaa kaloo ka hadlay Mudo korasigii Madaxwaynayaasha Xasan Shiiq iyo Shiiq shariif Markii Xilka Hayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.