Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

Qoorqoor

Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Galmudug ee Munaasabada 1da Luulyo oo ka dhacday Caabudwaaq

30th June 2020 admin 0

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QorrQoor” Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iiyo wasiirada Galmudug ayaa Caawa Caabudwaaq Xarunta Taakulo ooga qayb […]

qoorqoor

Daawo:Sidii Madaxda Galmudug loogu soo dhaweeyey Magaalada Bangeele

30th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay waheluaan Madaxwayne kuxigeenka Cali Ciid, wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiwaayeel, wasiirka Amniga Fiqi ayaa si ballaaran loogu soo […]

suudcolaad

Daawo:Soo dhaweynta Ohio loogu sameeyey Musharax Suud Colaad

30th June 2020 admin 0

Dhallinyarada Soomaalida ee ku nool Ohio Mareykanka ayaa soo dhaweeyay musharaxa degmada Lixaad ee gobolka Minnesota Suud Colaad.

barlaman

Daawo:Golaha Shacabka oo Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Labada Aqal

30th June 2020 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo […]

yaaqshiid

Sawiro:Ra’iisulwasaare ku xigeenka oo Xariga ka jaaray Xarumo Dowladeed oo Dib u dhis lagu sameeyay

30th June 2020 admin 0

Raisulwasaare ku-xigeenka Dalka ahna kusimaha Ra’iisulwasaaraha Mudamne Mahdi Maxamed Guled qadar ayaa Maanta Xariga ka Jaray dhowr Mashaariic uu Maamulka Gobolka ka hirgaliyay Magaalada Muqdisho. […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka jaray Garoonka Ciyaaraha Muqdisho

30th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka ciyaaraha ee Muqdisho, Studium,kadib markii la soo geba beeyey dib u dhis […]

caligeedi

Daawo:Cali Geedi oo Weerar afka ku qaaday Puntland

30th June 2020 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa waxuu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya Maamulka iyo Madaxda Puntland ee ay ku diidan yihiin m,aqaamka Muqdisho. […]

waraabe

Daawo:Golaha Wakiiladda Oo Kalsoonidii Kala Noqday Faysal Cali Waraabe iyo Jawaabtiisi

30th June 2020 admin 0

Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID. Guddida ayaa ku […]

qoorqoorcw

Sawiro:Qoorqoor oo kulan adag la leh waxgaradka Caabudwaaq

30th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Shirkaan waxa goob […]

khayre

Soomaaliya iyo Qatar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xariirka Labada Dowladood

30th June 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimadda dibadda Qatar, Sheikh […]

Mursal

Gudoomiye Mursal oo ka digay Kuraasta loo wareejinayo Deeganada Kale

30th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo  ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta,ayaa ka digay in kuraasta loo wareejinayo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo u hambalyeeyey umada Soomaliyeed guusha ka gaareen QM

30th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo […]

farole

Dhageyso:Faroole oo markale ka horyimid Kuraasta Muqdisho laga siiyey aqalka Sare

30th June 2020 admin 0

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa mar kale ka horyimid kuraasta lasiiyey Gobolka Banaadir waxuuna sheegay inaysan Muqdisho xaq ulahayn kuraasta lasiiyey. Dhanka kale Faroole ayaa waxuu […]

baale

Soomaaliya oo Loo Doortay Madaxweyne Ku-Xigeenka Qaramada Midoobay

29th June 2020 admin 0

Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda  xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee […]

mursal

Maamulka Galmudug oo Caabudwaaq ku xirtay Mursal Dhagcas oo baraha bulshada ka dhaliila galmudug

29th June 2020 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa saldhiga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku xiray Mursal Dhagcas oo kamida Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq kaas aragtidiisa shaqsi iyo Rabitaankiis ku soo […]

Posts pagination

1 2 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes