Dhageyso:Faroole oo markale ka horyimid Kuraasta Muqdisho laga siiyey aqalka Sare

farole

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa mar kale ka horyimid kuraasta lasiiyey Gobolka Banaadir waxuuna sheegay inaysan Muqdisho xaq ulahayn kuraasta lasiiyey.

Dhanka kale Faroole ayaa waxuu sheegay Gobolka Baandir Sadex Kursi bay xaq u lahayd waxaana kuraasta Gobolka Banaadir la waydiinayaa xasan shiiq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.