Daawo:Sidii Madaxda Galmudug loogu soo dhaweeyey Magaalada Bangeele

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay waheluaan Madaxwayne kuxigeenka Cali Ciid, wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiwaayeel, wasiirka Amniga Fiqi ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Magaalada Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.