Daawo:Golaha Shacabka oo Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Labada Aqal

barlamaan

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo codgeliyay xeerkan ayaa waxaa haa ku ogolaatay 144-Xildhibaan sida uu natiijadda codeynta ku dhowaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka soo xiray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.