Daawo:Cali Geedi oo Weerar afka ku qaaday Puntland

caligeedi

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa waxuu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya Maamulka iyo Madaxda Puntland ee ay ku diidan yihiin m,aqaamka Muqdisho.

Cali geedi ayaa mar uu jawaabayey Senatarada kala ah Faroole iyo Jurile oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa yiri sidaan “” Saaxiibadeey Senator Faroole iyo Senator Jurule in ay lasoo istaagaan Gobolka Banaadir ma mudna wax ma talaad ah,ma garan karo waxa ku kalifay in ay sidaa u dhaqmaan odayaashaa””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.