Daawo:Golaha Wakiiladda Oo Kalsoonidii Kala Noqday Faysal Cali Waraabe iyo Jawaabtiisi

waraabe

Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID.

Guddida ayaa ku baaqay in Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ku soo oogo denbiyo uu ku eedaysan yahay Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay ka mid yihiin in uu Abuuray kicin dadweyne iyo iska horkeenka Bulshada Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.