Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

Bosaso

Daawo:Puntland oo Dil ku riday askari fududeeyey Dilkii logaystay Wakiilka Shirka Dp world ee Boosaaso

29th July 2019 admin 0

Guddiga gurmadka qaraxii xarunta maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Warbixin

29th July 2019 admin 0

Guddiga gurmadka qaraxii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay soo saareen Warbixin hordhac ah taas oo looga hadlaayo qasaarihii uu gaystay Qaraxii ka dhacay Xarunta […]

No Image

Sawiro:Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo la kulmay Bulshada Gaalkacyo

29th July 2019 admin 0

Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa si ballaaran u soo dhaweeyey xubnaha ka socda Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo uu […]

Daawo:Wasiir Khadiijo oo ka hadashay Caafimaadka Gudoomiye Yariisow

28th July 2019 admin 0

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kusugan dalka Qadar gaar ahaan Isbitaalka lagu daaweynayo Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka […]

Daawo:Wasiir Mohamuud Abdikadir Hilaal oo la kulmay Jaaliyada Ohio

28th July 2019 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Maxamuud Abdikadir Hilaal ayaa kulan casha ahaa xalay la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio . Kulankan oo […]

deni

Daawo:Xildhibaanada Puntland oo Mooshin ka keenay Cadaalad darada Ka jirta Puntland.

28th July 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxweyne Deni oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga Maamulka Puntland.

28th July 2019 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland. Shirkan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne […]

Daawo:Wakiilka Qaramada Midoobay oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

28th July 2019 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ka ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka […]

No Image

Daawo:Puntland oo Diyaar Garowgii ugu dambeeyey ugu jirta Xuska 1-da Agoosto

28th July 2019 admin 0
taano

Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Qadar ayaa ka hadlay Caafimaadka Gudoomiye Yariisow

28th July 2019 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Xaaladda Caafimaad ee Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), iyo dhaawacyadda kale ee la […]

caare

Daawo:Jabhadda Korneel Caarre oo deegaano horleh ka qabsatay Somaliland

28th July 2019 admin 0

Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland. Afhayeen u hadlay […]

No Image

Daawo:Waxgarad Muqdisho ku Shiray oo bogaadiyey dib u heshiisiinta dowladdu ka wado Galmudug

27th July 2019 admin 0
bayle

Daawo:Wasiir bayle oo ka hadlay Shirwaynihii Qurbajoogata Soomalida oo lagu qabtay Maraykanka

27th July 2019 admin 0
No Image

Daawo:Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Hirshabelle

27th July 2019 admin 0

Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa […]

Ciidamo Gadood ka sameeyey Degmada Ceelwaaq

27th July 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan inay ciidamo kusgan demada Ceelwaaq ay gadood ka sameeyeen Demadaas. Gadoodka Ciidamadaan ayaa waxuu […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes