Daawo:Wasiir Khadiijo oo ka hadashay Caafimaadka Gudoomiye Yariisow

Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kusugan dalka Qadar gaar ahaan Isbitaalka lagu daaweynayo Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo dhawaacyadii laga soo qaaday Magaalada ayaa waxay ka hadashay Xaalada Caafimaad Gudoomiye Yariisow iyo dhaawacyada kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.