Ciidamo Gadood ka sameeyey Degmada Ceelwaaq

Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan inay ciidamo kusgan demada Ceelwaaq ay gadood ka sameeyeen Demadaas.

Gadoodka Ciidamadaan ayaa waxuu kalfilay inay Xirmaan Xaafiisyadii Maamulka Degmada Ceelwaaq, Ciidamadaan ayaa waxaa Gadoodkooda kalifay kadib Markii laysku afgaran waayey gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Degmada Ceelwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.