Daawo:Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Hirshabelle

Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa  Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xusseen, guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada  Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.