Daawo:Jabhadda Korneel Caarre oo deegaano horleh ka qabsatay Somaliland

caare

Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland.

Afhayeen u hadlay Jabhada Col caare ayaa sheegay in ciidamadda Maamulka Somaliland kala wareegeen degaanka Mayd ee gobalka sanaag isla markaan ay ka dileen Ciidamadda Somalidiidka 20 Askari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.