Daawo:Wakiilka Qaramada Midoobay oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ka ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Ambassador James Swan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.