Guddiga gurmadka qaraxii xarunta maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Warbixin

Guddiga gurmadka qaraxii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay soo saareen Warbixin hordhac ah taas oo looga hadlaayo qasaarihii uu gaystay Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir kaas oo sababtay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.