Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Ma dhabbaa in Madaxweynaha Kenya uu waji gabax kala kulmay Madaxweynaha Soomaaliya

7th March 2019 admin 0
axmed

Xoghaye Joogtada Xafiiska Ra’isul wasaaraha oo noqday Shaqaale u adeega Axmed Madoobe

7th March 2019 admin 0

Waxaa soo ifbaxay durba, kadib markii uu maanta gaaray Magaalada kismaayo Xog-hayaha Joogtada ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha Axmed Nuur Maxamed Uulax in uu yahay shaqsi […]

No Image

Sawiro:Xukuumadda Oo Billaawday Daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka

7th March 2019 admin 0

Mas’uuliyiinta madaxda ka ah Tubaha qaranka iyo hawl-wadeenno kale oo uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, ayaa maanta magaalada Baydhabo uga qayb […]

No Image

MuuqaaL:Somaliland ayaa Xoriyadii usoo Celisay Dhalinyaro Darbijiif ah oo Xabsiyada lagu guray

7th March 2019 admin 0

Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa Xoriyadii usoo Celisay Dhalinyaro Darbijiif ah oo Horre Xukun Loogu Riday, dhalinyaradaan ahaa ah kuwa aan nolashooda kaafin Karin meelaha […]

matxafka

Shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud ayaa maanta ka qeyb galay dhismaha Maktabada Qaranka

7th March 2019 admin 0
yariisow

Gudoomiye Yariisow oo maanta Magaalada Muqdisho ku daahfuray wadatashiga Qorshaha 9aad ee hormarinta Qaranka.

7th March 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad oo lagu qabtay Xarunta D/Hoose […]

wasiir

Muuqaal:Wasiirka Cadaalada oo qaar kamida Ciidamada Asluubta Aqoon Kororsi u furay

7th March 2019 admin 0

Xaflad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya iyo saraakiisha Ciidanka Asluubta iyadoo halkaas tababar aqoon […]

No Image

Sawiro:Wafti horu dhaca u raiislwasare Khayre ayaa garaay Kismaayo

7th March 2019 admin 0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Kheyrre ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo, Wafdigan ayaa hordhac u ah wafdi uu […]

No Image

Wasaaradaha iyo hay’adaha ayaa la faray in ay adeegsadaan cinwaanka Internetka (GOV.SO)

7th March 2019 admin 0

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in ay ka shaqeysiiyaan barahooda internetka, isla markaana ay adeegsadaan emailo […]

qarax

Daawo:Qarax Ka dhacay Magaalada muqdisho

7th March 2019 admin 0

Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay Meel u dhow Nawaaxiga Xaawo taako ee Magaalada Muqdisho, Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay guud ahaan degmooyinka […]

No Image

Kiiska Badda ma laga soo celin karaa ICJ, hadii laga xukumo Kenya oo ay diida Xukunka maxaa la samayn?.

7th March 2019 admin 0

Dad badan ayaa is waydiinayo Sharci ahaan in Dacwadda ICJ laga soo laaban karo iyo in kale. Maxkamadda Qaramada Midoobay ee ICJ waxay gashaa Dacwadaha […]

uhuru

Top News:Madaxwayne Farmaajo oo usheegay Kenya inay sugaan Go’aanka Maxkamada

7th March 2019 admin 0

Wararka naga Soo gaaraya State house Kenya ayaa waxay sheegayaan inuu fashilmay isku daygii Uhuru Kenyatta ee ahaa in dacwada Bada laga Soo celiyo Maxkamada […]

itoobiya

Maxaa Sababay In Wakiilka Somaliland Ee Ethiopai Baajiyo Socdaalkiisii

7th March 2019 admin 0

Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaliland Shamsudiin axmed oo lafilaayey inuu yimaado Magaalada Boorame ayaa ka baaqdasay imaatinkiisii, dad badan oo isugu jira waxgarad, Dhalmyaro oo […]

biixi

Daawo:Faaduma Isak Biixi iyo Buranburkii Soomaliya iyo Dagaalkii 77

6th March 2019 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Haweenka.

6th March 2019 admin 0

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane XAsan Cali Khayre ayaa soo xiray shir-weynaha qaran ee haweenka Soomaaliyeed oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada Muqdisho. […]

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes