Top News:Madaxwayne Farmaajo oo usheegay Kenya inay sugaan Go’aanka Maxkamada

uhuru

Wararka naga Soo gaaraya State house Kenya ayaa waxay sheegayaan inuu fashilmay isku daygii Uhuru Kenyatta ee ahaa in dacwada Bada laga Soo celiyo Maxkamada Caalamiga ee ICJ,  Kenya iyo Soomaliya ay dhexdooda ka heshiisaan Muranka Xuduuda Bada.

Madaxwaynaha Soomaliya Maxanwd Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxuu si cad udiiday inuu wax wada hadala ka galo Muranka Bada ee udhaxeeya Kenya iyo Soomaliya waxuuna madaxwaynaha Kenya usheegay inay sugaan Go’aanka Maxkamada Caalamiga ah.

Go’aankaan uu qaatay Madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxuu dhabar jab ku noqday Kenya waana arinta keentay inaan Madaxwaynayaasha Kenya iyi Somaliya aysan qaban war saxaafadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.