Maxaa Sababay In Wakiilka Somaliland Ee Ethiopai Baajiyo Socdaalkiisii

itoobiya

Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaliland Shamsudiin axmed oo lafilaayey inuu yimaado Magaalada Boorame ayaa ka baaqdasay imaatinkiisii, dad badan oo isugu jira waxgarad, Dhalmyaro oo ayaa waxay isugu soo baxeen meel kabaxsday magaalada boorame taas oo ay rabeen in Safiirka kusoo dhaweeyaan balse ma dhacin waxaana lasheegay in safiirka Baaqaday taas o ka caraysiisay dad badan oo saacado taagnaa wadada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.