Xoghaye Joogtada Xafiiska Ra’isul wasaaraha oo noqday Shaqaale u adeega Axmed Madoobe

axmed

Waxaa soo ifbaxay durba, kadib markii uu maanta gaaray Magaalada kismaayo Xog-hayaha Joogtada ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha Axmed Nuur Maxamed Uulax in uu yahay shaqsi u adeega Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland, isagoona xiligii qilaafkii adkaa uu taaknaa sirta Qaranka siin jiray Axmed Madoobe iyo isbaheysigii maamul Gobaleed’yada.

Sidoo kale Xog-hayaha joogtada ayaa dad badan ugu hanjabay hadii ay kismaayo imaadaan in la dili doono waakan isagoo Comment ku u Qoyara “kaalay adna kismaayo imoow hadaad awood leedahy in lagu xiraa lagu tusiye”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.