Daawo:Qarax Ka dhacay Magaalada muqdisho

qarax

Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay Meel u dhow Nawaaxiga Xaawo taako ee Magaalada Muqdisho, Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay guud ahaan degmooyinka Gobalka Banaadir, iyadoona haatan la maqlayo rasaas ay ridayaan ciidamada amaanka ee dowladda soomaaliya.

Qaraxaan ayaa lasheegayaa inuu yahay mid loo adeegsaday Gaari qarax laga soo buuxiyey waxaana goobta qaraxa ka dhacay Gaaray Laamaha Aminga.

wararkeena dam,be kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.