Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

deni

Daawo:Madaxwayne Deni ayaa ka qayb galay xuska Maalinta Haweenka oo lagu qabtay Garoowe

9th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International Women’s Day) oo maanta ka qabsoontay […]

Gudoomiye Yariisow oo Amaan kala duldhacay Haweenka Somaliyeed

9th March 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kaga qeyb galay Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka 8-da Marso ayaa ku ammaanay Haweenka […]

No Image

Daawo:Xuska Maalinta haweenka Aduunka oo lagu qabtay Magaalada Balanbal

9th March 2019 admin 0

Magaladda Balanballe Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Maanta Siweyn Looga Xusey Maalinta Haweenka Aduunka Ee 8 Mach , Munaasabadaan oo ahayd mid lugu xusaayay maalinta haweenka […]

qarax

Qarax Caawa ku dhex qarxay guri kuyaala Magaalada Muqdisho

8th March 2019 admin 0

Guri ku yaala Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa caawa waxa ka dhacay qarax kaas oo qasaaro u gaystay Gurigaas warar kale oo wali laxaqiijin […]

muqdisho

Munaasabad lagu xusay maalinta Haweenka adduunka ayaa lagu qabtay Muqdisho

8th March 2019 admin 0

Munaasabad lagu xusay maalinta Haweenka adduunka oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Badbaada Carruurta iyo Haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho…

garbo

Daawo:Xuska maalinta Haweenka adduunka ayaa lagu qabtay Garbaharay

8th March 2019 admin 0

Magaalada Garbahaaray ee xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu xusaayo maalin Haweenka Aduunka taas oo ka qayb galeenka Haweenka Magaalada Garbahaaray waxaana […]

farmaajo

Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka

8th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay Guddi heer Wasiirro ah oo diyaariya Aas Qaran

8th March 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka XFS, Marxuum Cabdiraxmaan Xoosha Jabriil, Ra’iisalwasaare Khayre ayaa ku dhawaaqay […]

yariisow

Daawo:Gudoomiye Yariisow oo ka tacsiyeeyey Geeradii wasiir Xoosh

8th March 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdirahman Cumar Cusman Eng Yarisow ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii Dastuurka Dowlada fedraalka […]

mursal

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Wasiir Xoosh

8th March 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo howlo shaqo u jooga Dalka Turkiga ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid […]

xoosh

War Dag Dag ah:Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo Geeriyooday

8th March 2019 admin 0

Allaha Unaxariistee Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdi Raxmaan Xoosh Jibriil ayaa goordhow ku Geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Dubay ee dalka Isutaga Imaaradka Carabta halkaas oo […]

No Image

Amniga Boosaaso oo Meel Xun maraya iyo Suldaan Bashiir oo lagu dhex dilay Majid ku yaala Magaalada Bosaaso

8th March 2019 admin 0

Nin hubaysan ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ku dhex dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte […]

diyarad

Duqayn Cirka ah oo loo gaystay xarumaha Shabaab kaga sugnaayeen deeganka Gamboole

8th March 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday deegaan ay ku sugnaayeen kooxda argagixisadda Alshabaab isla […]

geedwayne

Daawo:Deegaanka Geedweyne ee gobolka Gedo oo laga dhagax dhigay iskuul hoose dhexe

8th March 2019 admin 0
balad

Muuqaal:Nin Miino Aasayay oo Baladweyn lagu Toogtay

8th March 2019 admin 0

Ciidamada Dowlada ayaa waxay Toogasho ku dileen nin lasheegay in qarax ku aasayey wadooyinka Xaafada Hawlwadaag ee Magaalada Baladwayne sida uu sheegay Sarkaal katirsan Ciidamada […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes