Daawo:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay Guddi heer Wasiirro ah oo diyaariya Aas Qaran

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka XFS, Marxuum Cabdiraxmaan Xoosha Jabriil, Ra’iisalwasaare Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi aas Qaran oo heer wasiirro ah kuwaas oo kale ah.
1-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed
2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad
3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow
4-Wasiirka Waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre
5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle
6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi
7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.