Daawo:Gudoomiye Yariisow oo ka tacsiyeeyey Geeradii wasiir Xoosh

yariisow

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdirahman Cumar Cusman Eng Yarisow ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii Dastuurka Dowlada fedraalka Soomaaliya Cabdirahmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.