Daawo:Xuska maalinta Haweenka adduunka ayaa lagu qabtay Garbaharay

garbo

Magaalada Garbahaaray ee xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu xusaayo maalin Haweenka Aduunka taas oo ka qayb galeenka Haweenka Magaalada Garbahaaray waxaana looga hadlay marxaladihii iyo halgamadii ay soo mareen Haweenka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.