Amniga Boosaaso oo Meel Xun maraya iyo Suldaan Bashiir oo lagu dhex dilay Majid ku yaala Magaalada Bosaaso

Nin hubaysan ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ku dhex dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte dhaawaca Suldaanka ayaa waxaa loola Cararay Isbitaalka kadibna halkaas ku geeriyaday, Suldaan Bashiir Muuse Koonte ayaa waxuu ka mid ah Isimada Puntland ninkii dilka gaystay ayaa Goobta ka cararay.

Magaalada boosaaso ayaa meel Amaankeeda aad looga dayrinaayo waxaana ka dhaca dilal qorshayn san oo lagysto waxgaradka, ganacsatada, dhalinyarada, iyo siyaasiyiinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.