Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

No Image

Alshabaab oo Ciidamo laga qaaday Kismaayo ku laayey Duleedka Magaalada Dhoobley

25th January 2019 admin 0

Dhawaan bay ahayd Markii Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe uu sheegay inuu shabaab kasaaraya deegaanada jubbaland waxuuna axmed madoobe diyaarad kuqaaday ciidamo asagoo ku daabulay Magaalada […]

cabdishire

Daawo:Xildhibaan Cabdi shire oo ka mahadceliyey Sida wanaagsan ee lasoo dhaweeyey

25th January 2019 admin 0

Xildhibaan cabdi shire Jaamac oo kamida ah Xildhibaanda Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay dareenkiisa sida wanagsan ee loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee […]

XASAN

Daawo:Xildhibaan Fiqi oo sheegay inuu ku faraxsan yahay Imaatinka puntland

25th January 2019 admin 0
qabyo

Kooxdii Qabyo oo Gaartay Magaalada garoowe ayakoo cidna Casumin

25th January 2019 admin 0

Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamul Goboleedka Puntland waxaa maanata Gaaray Kooxda Qabyo oo ku fashilmay Bulshada Soomaliyeed dhexdeeda kuwaas oo ka qayb gala Caleemo saarka […]

laftagareen

Daawo:Soo dhaweeyntii Madaxwaynaha Koonfurgalbeed loogu sameeyey Garoowe

25th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen oo waheliyaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfurgalbeed ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo si diiran Garoowe loogu soo dhaweeyey

25th January 2019 admin 0

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa ka soodagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe, Madaxwaynaha iyo Waftigiisa ayaa […]

madoobe

Dhageyso:Axmed Madoobe oo Garoowe ka sheegay in Xaalad lagu Jiro

25th January 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladd Gobaledka Puntland, waxaana garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Mudane siciid cabdulaahi […]

axmedmadoobe

Axmed Madobe oo aan ka qayb galin caleemo saarkii madaxwaynaha Koonfur galbeed ayaa u Ambabaxay Garoowe

25th January 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland ee ku fashilmay Hogaanka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saaka u ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimadda Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland si uu uga […]

No Image

Daawo:Maamulka iyo Bulshada Buulabarde ayaa codsi u dirsaday Madaxwaynaha Soomaliya

25th January 2019 admin 0

Xaalad Bani’aadanimo oo aad u Liidata ayaa ka Taagan Degmada Buula Burde ee Gobalka Hiiraan Waxaana arinaas War Deg Deg ah ka soo saaray maamulka […]

yuusuf

Taliyaha Qaybta 21aad ayaa Cadaado ka dhagax dhigay dhismaha Xero cusub

25th January 2019 admin 0

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga dhagax dhigey dhismaha Xarunta cusub ee Taliska Qeybta 21aad, Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka hadlay Taliyaha […]

No Image

Daawo:Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Dhibaatada Ciidanka Kenya

24th January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha […]

tiyaartar

Daawo:Wasiirka wasaaradda howlaha Guud ” Soomaaliga xalaasha ah waxaa ka go’an inuu dalkiisa dib u dhisto”

24th January 2019 admin 0

Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kisxilqana oo lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka,waxaana kamid ahaa […]

No Image

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka DFS oo soo gaadhay Magaalada Baydhabo

24th January 2019 admin 0
No Image

Daawo:Aqoonyahano Dhaliilay Habkii Madaxwaynaha Hirshabeele Isku Shaandaynta ugu Sameeyay Wasiiradiisa.

24th January 2019 admin 0
No Image

Sheekh Kenyaawi ayaa muqdisho kula hadlay Boqolaal askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliya

24th January 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes