Dhageyso:Axmed Madoobe oo Garoowe ka sheegay in Xaalad lagu Jiro

madoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladd Gobaledka Puntland, waxaana garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland Mudane siciid cabdulaahi denni Wafdiga axmed madoobe waxaa ka mid ah Wasiiro iyo Xildhibaano.

Madaxweynaha Puntland ayaa uga mahadceliyay Axmed madoobe si uu u ajiibay Casuumaadii loo fidiyay si uu uga qeyb galo Caleemasaarka Axmed madoobe ayaa waxuu marka hore u mahadceliyey sida loogu soo dhaweeyey Garoowe waxaa kaloo sheegay in xaalad lagu Jiro lakiin waxuu ka gaabsaday inuu ka hadlo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.