Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo si diiran Garoowe loogu soo dhaweeyey

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa ka soodagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe, Madaxwaynaha iyo Waftigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Madaxwaynaha, Madaxwayne Kuxigeenka, Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland waftigaan ayaaka qayb gali doona Xaflada Caleema saarka Madaxawaynaha Puntland Oo 26 Bishan kadhici doonta Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.