Daawo:Wasiirka wasaaradda howlaha Guud ” Soomaaliga xalaasha ah waxaa ka go’an inuu dalkiisa dib u dhisto”

tiyaartar

Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kisxilqana oo lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka,waxaana kamid ahaa Wasiirka Howlaha guud Mudane Cabdi Aadan Hooswo, Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Axmed Maxamed Iman iyo agaasime Waaxyada oo uu hoggaaminayay Maxamed C/qaadir Xuseen Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.