Taliyaha Qaybta 21aad ayaa Cadaado ka dhagax dhigay dhismaha Xero cusub

yuusuf

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga dhagax dhigey dhismaha Xarunta cusub ee Taliska Qeybta 21aad, Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka hadlay Taliyaha Taliyaha Qeybta 21aad S/Guuto Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed “Kaanti” waxuuna uga mahad celiyay maamulka Dagmada cadaado sida ay ciidamada Xooggga ugu wareejiyeen Dhulka Xerada laga dhisayo taasi oo qayb ka qaadaneysa Hormarinta Ciidamada iyo in la helo goob ku filan Deegaan ahaan Ciidanka Xoogga Qeybtooda 21aad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.