Kooxdii Qabyo oo Gaartay Magaalada garoowe ayakoo cidna Casumin

qabyo

Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamul Goboleedka Puntland waxaa maanata Gaaray Kooxda Qabyo oo ku fashilmay Bulshada Soomaliyeed dhexdeeda kuwaas oo ka qayb gala Caleemo saarka Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Kooxdaan Qabyo oo u horjoogo u yahay Madaxwaynihii hore ee Soomaliya Xasan Shiiq Maxamuud ayaa intooda badan aan lagu casumin Caleemo saarka Madaxwaynaha Puntland lakiin ayako iskooda u tagay Magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.