Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

amal

Daawo:Amal Bank oo laga hirgaliyey Magalada Kismaayo

4th January 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa laga daahfuray dhismaha xarunta dhexe ee Bangiga Amal Bank kaas oo wax kaqabanaya baahiyihii kajiray Magaalada Kismaayo, munaasabadii Furitaanka Bankiga Amaal ayaa […]

GArbaharay

Daawo:Bananbax wayn looga soo horjeedo Madaxwyane kuxigeenka Jubbaland ayaa kadhcay Garbaharay

4th January 2019 admin 0

Banabaxa looga soo Horjeedo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxuu ka dhacay Gobolka Gedo gaar aahan Magalada Garbaharay oo shalay soo gaaray dadkaan […]

No Image

Caabudwaaq:Wafti Hogaminayo wasirka arimaha Gudaha oo kulan la leh ugaaska iyo waxgaradka

4th January 2019 admin 0

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Faderaalka iyo dibu heshiisiinta Dawlada Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye, oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Howlaha Guud Axmed Cabdi Kaariye […]

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi Finland ah

4th January 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo uu hoggaaminayay Mudane Pekka Haavisto, […]

madoobe

Garbahaaray:Bananbax ka dhana Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo dhacay Gobolka Gedo

4th January 2019 admin 0

Banabaxa looga soo Horjeedo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxuu ka dhacay Gobolka Gedo gaar ahan Magalada Garbaharay oo shalay si dhuumalysi ah […]

No Image

Garyaqaan Cali somali oo muran galiyey baahida loo qabo Aqalka sare

4th January 2019 admin 0

Garyaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” Diraasat uu sameeyey AKtober 2017 ayaa waxuu ku sheegay n Labada Aqal ee Baarlamaanka aysan kala cadayn shaqadooda […]

cabdi

Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

4th January 2019 admin 0

-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane, […]

puntland

Dhoobo Darrood oo noqday Gudoomiyaha baarlamanka Puntland ee Goordhow la doortay.

4th January 2019 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Goordhow Magaalada Garoowe waxaa ay ku doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, kaasi oo loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo-daarood]. Cabdixakiin […]

wasiir

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Odayaasha Dhaqanka Cadaado Kala Hadlay Dhameynta Colaadaha deegannada Galmudug

3rd January 2019 admin 0

Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Cadaado ayaa marti qaad u sameeyay maanta wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi Maxamed Sabriye […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo Kulankii ugu Horeeyay La yeeshay Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

3rd January 2019 admin 0
qatar

Daawo:Ganacsato kasocota dalka Qatar iyo wasaarada Tamarta oo heshiisa

3rd January 2019 admin 0

Ku-simaha wasiirka wasaaradda tamarta iyo Biyaha, xildhibaan Cismaan Libaax Ibrahim iyo Abdul Aziz Hamad Al Dulaimi oo hoggaaminaya Maal-gashadayaal Qatar ka socda ayaa si wadajir […]

madoobe

Daawo:Garbaaharay Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland ayaa kawarbixiyey Imaatinkiisa

3rd January 2019 admin 0

waxaa Magaalada Garbaaharay ee caasumada Gobolka Gedo gaaray Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamud sayid asagoo qaba Dharka Ciidanka qalabka sida laman garaanaayo waxa ku kalifay inuu […]

No Image

Odoyaasha dhaqanka ee magaalada Beledweyne oo baaq nabadeed u diray dad dagaalka ku dhexmaray hiiraan.

3rd January 2019 admin 0

Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee magaalada Beledweyne oo baaq nabadeed u direen dadka walaalaha ah ee dagaalka ku dhexmarayo gobolka hiiraan.

sayid

Madaxwyane Kuxigeenka Jubbaland oo si dhumasho kugaaray Gedo asagoo dhar ciidan qaba

3rd January 2019 admin 0

waxaa Magaalada Garbaaharay ee caasumada Gobolka Gedo gaaray Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamud sayid asagoo qaba Dharka Ciidanka qalabka sida laman garaanaayo waxa ku kalifay inuu […]

gaas

Daawo:Isimada Puntland oo Laalay Amarkii Gaas iyo Madaxda Dowlada Somaliyana Puntland lagama Hor istaagi karo

3rd January 2019 admin 0

Isimada Puntland ayaa waxaba kama jiraan ka dhigeen Xanibaadii Xukumada Madaxweyne Gaas ay ku soo rogtay Wasiirada iyo Shaqaalaha Federalka ee Puntland Imanaya Sidaa waxaa […]

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes