Dhoobo Darrood oo noqday Gudoomiyaha baarlamanka Puntland ee Goordhow la doortay.

puntland

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Goordhow Magaalada Garoowe waxaa ay ku doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, kaasi oo loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo-daarood].

Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) ayaa helay 43 Cod ,halka uu helay Cabdijamaal Cismaan Maxamed 23 Cod ,kaasoo kula tartamay Wareegga Labaad.
Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo-daarood] ayaa ah Xildhibaan mudo saddex jeer usoo tartamay Kursiga Gudoomiyaha Gollaha Wakiiladda Puntland [2014, 2015 iyo 2019].

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.