Daawo:Amal Bank oo laga hirgaliyey Magalada Kismaayo

amal

Magaalada Kismaayo waxaa laga daahfuray dhismaha xarunta dhexe ee Bangiga Amal Bank kaas oo wax kaqabanaya baahiyihii kajiray Magaalada Kismaayo, munaasabadii Furitaanka Bankiga Amaal ayaa waxaa ka qayb galay madaxda iyo shaqaalaha Amal bank iyo Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.