Daawo:Maamulka Degmadda Buurdhuubo Oo Amaro Ku Soo Rogay Dadka U Garsoor Taga Alshabaab.

buurdhubo

Magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan maamulka Degmada la qaateen bulshada waxaana looga hadlay amniga Degmada Buurdhuubo iyadoo amaro looga soo saaray kulankaas waxaana looga digay dadka u dacwo taga kooxda Alshabab in sharciga lahorkeeni doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.