Daawo:Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Puntland oo u mahad celiyay Xildhibaanada Doortay.

puntland

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, kaasi oo loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo-daarood] ayaa u mahadceliyey Xildhibanada iyo bulshada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.