Daawo:Gudoomiyaha Dhabad oo Sheegay in degaankoodii niman haystaan waxna laga qaban cagli gal ma noqonayso

dhabad

Guudomiayaha Degmada dhabad ee Gobolka Galgaduud Aadan Cabdinuur Galaal oo ka qayb kulan ka dhacay Magaalada Caabudwaaq oo ay laqaateen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliy iyo wafti balaaran oo kayimid Magaalada Cadaado ayaa waxuu sheegay in deegaanadoodii niman haystaan loona baahan yahay xal kama damabayn ah sababtoo ah waa lagu daalay wada hadal aan waxtar lahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.